Ciidanka Kumandoska ee DANAB oo Al-Shabaab oo kala wareegay degaano cusub (Sawirro)

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Kamaandoska ee Danab ayaa todoba Tuulo kala wareegay kooxda Al-Shabaab sida laga soo xigtay saraakiisha ciidankaas. Guutada 16aad ee Danab ayaa maanta gobolka Shabeellaha Hoose ka fuliyay Howlgal ballaaran oo qorshihiisu ahaa in Al-shabaab looga saaro degaano ka tirsan gobolkaas. “Ciidanka Kamaandoska ayaa si buuxda argagixisada uga xoreeyay tuulooyinka … Continue reading Ciidanka Kumandoska ee DANAB oo Al-Shabaab oo kala wareegay degaano cusub (Sawirro)